Qeexid
"Indho binixsi samayn."
[-saday, -satay]
fayiigs aday
fayiigs atay
f.mg3"Indho binixsi samayn."
Wadaag:
Daymo aan indhaha aad loo kala qaadeyn iyadoo la fiirinayo wax fog ama iftiin xoog badan oo indhaha ka horyimaada.
m.l
Wadaag:
Ku f.: wax indho ku baniixin.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Wax durugsan gaaritaankooda ku dadaalid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: