Qeexid
"(-yo, m.dh) (baay.) Heer loo isticmaalo kala soocidda noolaha kaas oo ka kooban hal ama in ka badan oo isku dhow oo dir. Faylamka waxa ka mid ah borotosoowa, borifera, nimatoodha, artaroboodho, moolaska iyo koordhaata."

Wadaag:
Nafley boqongoyn.
Cid khasaare ballaaran u geysasho.
f.g2
-gooyay, -goysay
Wadaag:
(-myo, m.dh) (bot.) Nudo u qaada biyaha iyo macaadinta nafaqada leh ee ku milan dhirta kelli.
m.l
Wadaag:
Kabihii waayadii hore haweenku qaadan jireen afkooda hore oo godan caaraddiisa.
Caarad; gees.
m.l
Wadaag:
Xaalad caafimaadqab ku sugnaansho; ladnaansho.
f.mg1
-aaday, -ayday
Wadaag:
Qaab loo xiro neef si aanu u cararin iyadoo boqonta xarig looga dhuujinayo.
m.l
Wadaag:
Neef si uusan u cararin boqonta xarig kaga giijin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax caafimaad qaba ahaansho.
f.mg4
-oobaa, -oobayd
Wadaag:
Neef, wax la faylduubay ahaansho.
f.mg4
-naa,-nayd
Wadaag: