Qeexid

"(-fyo, m.dh) Nin cilmiga falsafada yaqaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faylasuuf oo kali ah:
  • Dad badan oo daneeyay taariikhdii Cismaan Yuusuf oo Soomaali iyo shisheeyaba leh waxa ku adkaatay su’aasha ah Cismaan ma Faylasuuf baa, ma mufakir baa, ma buuni baa, mise si wadar ah bay arrimahaasi shakhsiyaddiisa u astaameeyeen.
  • Markaas buu faylasuufkii ku jawaabay: “ Marka wax kasta magaciisu qaldan yahay, hadal caqliga gala laguma hadlo.