Qeexid
"Neef si uusan u cararin boqonta xarig kaga giijin."
[-bay, -btay]
faylduub2 ay
faylduub2 tay
f.g1"Neef si uusan u cararin boqonta xarig kaga giijin."
Wadaag:
Qaab loo xiro neef si aanu u cararin iyadoo boqonta xarig looga dhuujinayo.
m.l
Wadaag:
Neef, wax la faylduubay ahaansho.
f.mg4
-naa,-nayd
Wadaag:
Orod gacmuhu laaban yihiin xawli gaaban ku ordid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Iyadoo gacmuhu laaban yihiin ordid.
U s.: wax qabashadooda u ordid. ld xusulduub2.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
(-yo, m.dh) (baay.) Heer loo isticmaalo kala soocidda noolaha kaas oo ka kooban hal ama in ka badan oo isku dhow oo dir. Faylamka waxa ka mid ah borotosoowa, borifera, nimatoodha, artaroboodho, moolaska iyo koordhaata.
m.l
Wadaag:
Nafley boqongoyn.
Cid khasaare ballaaran u geysasho.
f.g2
-gooyay, -goysay
Wadaag: