Qeexid
"eeg fayow. ld fayaabi, fayoobaansho, fayoobi."
"eeg fayow. ld fayaabi, fayoobaansho, fayoobi."
Wadaag:
Wax caafimaad qaba ahaansho.
f.mg4
-oobaa, -oobayd
Wadaag:
(-nno, m.dh) Kalluun dusha ka cagaaran oo badda ku nool. ld socoobaan.
m.l
Wadaag:
/dh eeg caloolfayoobow. ld caloolfayoobaan.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qof dadka isku dira; fidnoole; diradiroole.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Cilmiga caafimaadka iyo aqoonta ilaalinta caafimaadka gaar ahaan horumarinta nadaafadda.
m.l
Wadaag: