Qeexid
"Catir."
"Catir."
Wadaag:
Kabihii waayadii hore haweenku qaadan jireen afkooda hore oo godan caaraddiisa.
Caarad; gees.
m.l
Wadaag:
Xaalad caafimaadqab ku sugnaansho; ladnaansho.
f.mg1
-aaday, -ayday
Wadaag:
Wax caafimaad qaba ahaansho.
f.mg4
-oobaa, -oobayd
Wadaag:
(-qyo m.dh) Maro si dhuudhuub ah loo jeexay jeex ka mid ah.
m.l
Wadaag:
Wax fay qaba ahaansho (xoolo ama dad).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-yo, m.dh) (baay.) Heer loo isticmaalo kala soocidda noolaha kaas oo ka kooban hal ama in ka badan oo isku dhow oo dir. Faylamka waxa ka mid ah borotosoowa, borifera, nimatoodha, artaroboodho, moolaska iyo koordhaata.
m.l
Wadaag:
(-syo, m.dh) (daaw.) Saxar aad u yar oo aan lagu arki karin weyneyso fudud ama aan lagu shaandhayn karin shaandho, laakiinse awood u leh, inuu ku dhalo kuna dheefsado unug kale dhexdiisa.
m.l
Wadaag: