Qeexid
"(-no, m.dh) (baay.) Mid ka mid ah iskudhisyada oorgaanikada ah ee noolayaashu uga haahanyihiin xaddi yar si ay cafimaadkooda u sugaan. ld fitamiin"
"(-no, m.dh) (baay.) Mid ka mid ah iskudhisyada oorgaanikada ah ee noolayaashu uga haahanyihiin xaddi yar si ay cafimaadkooda u sugaan. ld fitamiin"
Wadaag:
(-no, m.dh) Qayb ka mid ah nafaqooyinka cuntada laga helo oo jirka ka shaqaysiisa. ld faytamiin.
m.l.u
Wadaag:
Qalab baabuurka ku samaysan oo loogu talaggalay inuu joojiyo ama hakiyo socodka baabuurka.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qof siiba arday oo fahmadiisu yartahay. ld dammiin.
m.l
Wadaag:
Nafley tiiraanyo ka muuqato ahaansho.
Cunto ka caanadiidid.
f.mg1
Wadaag:
Cabbid horaadda xoolo ooman.
Rabitaan saa'id ah oo cunto iyo cabbitaan loo qabo.
m.dh
Wadaag: