Qeexid
"Far aan dan laga lahayn qorid."
Qeexid Xigta
Farbarasho samayn.
[-ray, -rtay]
feegaar2 ay
feegaar2 tay
f.mg1"Far aan dan laga lahayn qorid."
Farbarasho samayn.
Wadaag:
Far la iska qoro iyadoo aan dan laga lahayn.
Farbarasho qof sameeyo.
m.l
Wadaag:
(f.mg) Caano, dawo iwm bur iyo u biyo u kala bixid.
(f.g) ld far2.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
(f.g) Fara duuban wax ku dhufasho.
(f.g) Tin iwm shanleyn.
(f.g) Wax dalliig u dillaacin. 4. (f.mg) Roob da'ayay joogsasho.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Ugaar dilasho (qof). ld ugaarso.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: