Qeexid
"ld feenasho."
"ld feenasho."
Wadaag:
Laf hilib ku haray ka dhammaysasho.
f.g3
-ntay, -natay
Wadaag:
(-rar, m.l) Dhufashada wax lagu dhufto gacanta oo duuban.
m.l
Wadaag:
(-xo, m.l) (daaw.) Buro carjaw ah, oogada nafleyda ka soo baxda jug hore oo gaartey awgeed. ld faax1 (3), fayiix, fiix2.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Fara duuban wax ku dhufasho.
(f.g) Tin iwm shanleyn.
(f.g) Wax dalliig u dillaacin. 4. (f.mg) Roob da'ayay joogsasho.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
(-dho, m.l) (daaw.) Mid ka mid ah lafaha dhuudhuuban oo xoodan, kuwaas oo sameeya qafis daboola ilaaliyana wadnaha iyo sambabada. Feedhuhu waxay u samaysanyihiin lammaane ku xidhan taxanaha lafdhabarta xammaaratada, shimbiraha iyo naasleyda) ilaa iyo kalxanta oo xagga hore ah.
m.dh
Wadaag:
(-syo, m.dh) Maro calal ama cutub mayrax ah oo lagu tirtiro weelasha la culo; catir, cidaad.
m.l
Wadaag:
Lafaha dhuudhuuban, xooggan ee ku xeeran dhawraarintana u ah uur ku jirta nafleyda inteeda sare.
Hareer; gees, dhinac.
(w) Qaaxo.
m.dh
Wadaag: