Qeexid

"Laf feen ka dhammayn."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga feeni oo kali ah:
  • Garta hadii la feeniyo ama la Axalo-cunsiiyo cidda garnaqaysaa wax ambiil (Racfaan) ah lagama qaadan karo, taasina waxa weeye garta adag ee loo yaqaan gar-cadaawe.
  • Waxa kale oo jira arrin kale oo la xidhiidha ama ku lug leh garta iyo dacwigeeda, taas oo ah wax la yidhaahdo Feenis (ka baaraa-deg).