Qeexid
"Derin, raar iwm oo weyn oo aqal soomaaliga labada docood ama mid laga geliyo marka la dhisayo."
"Derin, raar iwm oo weyn oo aqal soomaaliga labada docood ama mid laga geliyo marka la dhisayo."
Wadaag:
Wax kala durgin. ld firaari.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-rar, m.l) Dhufashada wax lagu dhufto gacanta oo duuban.
m.l
Wadaag:
Balag digir oo qoyaankii ka baxay si fiicanna aan u qallalin.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Fara duuban wax ku dhufasho.
(f.g) Tin iwm shanleyn.
(f.g) Wax dalliig u dillaacin. 4. (f.mg) Roob da'ayay joogsasho.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Lafaha dhuudhuuban, xooggan ee ku xeeran dhawraarintana u ah uur ku jirta nafleyda inteeda sare.
Hareer; gees, dhinac.
(w) Qaaxo.
m.dh
Wadaag:
Wax la feeraariyay ahaansho. ld firaarsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Timo shanlo ku habaysasho.
Caw, mayrax iwm jeexjeexasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Qalab bir ah, gacan la qabto leh, oo dharka lagu kaawiyadeeyo; kaawiyad.
m.dh
Wadaag: