Qeexid
"eeg feertan2."
"eeg feertan2."
Wadaag:
Ciyaar laba qof feer ay ku tartamaan.
Isdhaafsashada laba qof feer ku dagaallamaan.
m.l
Wadaag:
(-rar, m.l) Dhufashada wax lagu dhufto gacanta oo duuban.
m.l
Wadaag:
Lafaha dhuudhuuban, xooggan ee ku xeeran dhawraarintana u ah uur ku jirta nafleyda inteeda sare.
Hareer; gees, dhinac.
(w) Qaaxo.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Fara duuban wax ku dhufasho.
(f.g) Tin iwm shanleyn.
(f.g) Wax dalliig u dillaacin. 4. (f.mg) Roob da'ayay joogsasho.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Timo shanlo ku habaysasho.
Caw, mayrax iwm jeexjeexasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag: