Qeexid
"ld feeyigaan."
"ld feeyigaan."
Wadaag:
eeg feeyig. ld feejigaan, feejigaansho, feejignaan, feejignaansho feeyigaansho m.l/dh ld feeyigaan.
m.f.dh
Wadaag:
Wax digtoon ahaansho.
Wax dhiillo hayso ahaansho. ld feejig, feejigan, feeyigan, foojig, foojigan.
f.mg4
-gaa, -gayd
Wadaag:
eeg feeraarsan. ld feeraarsanaansho, firaarsanaan, firaar sanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
(-syo, m.dh) Maro calal ama cutub mayrax ah oo lagu tirtiro weelasha la culo; catir, cidaad.
m.l
Wadaag: