Qeexid
"Garasho."
Qeexid Xigta
Wax qofka maskaxdiisa ku soo dhaca oo uu iskula hadlo. ld fakar1, fikir1.
"Garasho."
Wax qofka maskaxdiisa ku soo dhaca oo uu iskula hadlo. ld fakar1, fikir1.
Wadaag:
Fikrad raadin.
Wax maan ku hayn. ld fakar2, fikir2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax fekeraya ahaansho. ld fakarsan, fikirsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Ka f.: qof feker ku abuurid. ld fakarsii, fikirsii.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Lafaha dhuudhuuban, xooggan ee ku xeeran dhawraarintana u ah uur ku jirta nafleyda inteeda sare.
Hareer; gees, dhinac.
(w) Qaaxo.
m.dh
Wadaag:
eeg fekersan. ld fakarsanaan, fakarsanaansho, fekersa naansho, fikir fekersanaansho m.l/dh ld fekersanaan.
m.f.dh
Wadaag: