Qeexid
"Wax fekeraya ahaansho. ld fakarsan, fikirsan."
[-naa, -nayd]
fekersan aa
fekersan ayd
f.mg4"Wax fekeraya ahaansho. ld fakarsan, fikirsan."
Wadaag:
eeg fekersan. ld fakarsanaan, fakarsanaansho, fekersa naansho, fikir fekersanaansho m.l/dh ld fekersanaan.
m.f.dh
Wadaag:
Ka f.: qof feker ku abuurid. ld fakarsii, fikirsii.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Garasho.
Wax qofka maskaxdiisa ku soo dhaca oo uu iskula hadlo. ld fakar1, fikir1.
m.l
Wadaag:
Fikrad raadin.
Wax maan ku hayn. ld fakar2, fikir2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax la feeraariyay ahaansho. ld firaarsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la faariyey ahaansho (caano).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax, wax kale ku dulwareegsanyihiin ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: