Qeexid
"eeg fekersan. ld fakarsanaan, fakarsanaansho, fekersa naansho, fikir fekersanaansho m.l/dh ld fekersanaan."
"eeg fekersan. ld fakarsanaan, fakarsanaansho, fekersa naansho, fikir fekersanaansho m.l/dh ld fekersanaan."
Wadaag:
Wax fekeraya ahaansho. ld fakarsan, fikirsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg feeraarsan. ld feeraarsanaansho, firaarsanaan, firaar sanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
eeg firirsan. ld firdhisnaan, firdhisnaansho, firirsa naansho.
m.f.dh
Wadaag:
eeg mehersan. ld maharsanaan, maharsanaansho, mehersanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Ka f.: qof feker ku abuurid. ld fakarsii, fikirsii.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg foororsan. ld foorarsanaan, foorarsanaansho, foororsanaansho.
m.f.dh
Wadaag: