"Iyadoo ruuxaan la adeegsanayo qof wax ka dahsoon loo sheego."
Wadaag:
U f.: ruuxaan isku soo dejin si qof wax ka dahsoon loogu sheego.
f.mg1
-xay, -xday
eeg fered2.
m.f.dh
eeg ferdibax2.
Wax fered ku dhacay ahaansho (qof).
-naa, -nayd
eeg ferdan. ld ferda naansho.
/dh ld ferdanaan.
m.l