[-xay, -xday]
ferdibax2 ay
ferdibax2 day
"U f.: ruuxaan isku soo dejin si qof wax ka dahsoon loogu sheego."
Wadaag:
Iyadoo ruuxaan la adeegsanayo qof wax ka dahsoon loo sheego.
m.l
eeg fered2.
m.f.dh
eeg ferdibax2.
Wax fered ku dhacay ahaansho (qof).
f.mg1
-naa, -nayd
eeg ferdan. ld ferda naansho.
/dh ld ferdanaan.