"Haweeney cad oo aan muslin ahayn."
Wadaag:
. Nin cad oo aan muslin ahayn.
m.l
ld ferenjiyad.
m.dh.kh
ld faranfar.
(-do, m.dh) Dhagax dubnadeed oo labada wejiba ku leh, shan dhibcood. ld biishad.
m.dh
Wax wanaagsan oo khayr leh.
Inkaar, habaar.
Qof inkaar la helid.
f.g1
-rday, -redday