Qeexid
ld feertin, feetin.
ld feertin, feetin.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Qori qallalan oo caarad dhuuban leh oo wax muda. ld feertin, feytin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld feytin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Wax, wax ku gudban ka weecin.
Qeexid Xigta: Wax, wax ku daboolan ka qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld faa'iido.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -ytay, -ydatay
Qeexid: Qayb jirka ka mid ah maro ka qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]