Qeexid

"ld ficilo. Dareen cid loogu hiillinayo."

Qeexid Xigta

(afcaal, m.dh/facaayil, m.l) Waxqabad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ficil oo kali ah:
  • Markay ficilkaa ku kacaysay, Faa’isi kamay werwerin masiirkeedu wuxuu noqondoono, kamay baqan askarta meesha tumnaa, kamayna fikirin jeelka loo xayuubi doono waayo karaamada dadka reer Somaliland ayaa wax walba kala waynayd.
  • -Kuwa qabyaalad iyo ku xumayn ummad kale ama reer kale ku taageeray (maal iyo ficilba), ka aamusay iyagoo wax qabadn karo ama lagu dhex dulimiyey dad laga awood roon yahay oo aan wax ka qaban iyagoo og dal iyo debedba.