Qeexid
"eeg ficiloo."
"eeg ficiloo."
Wadaag:
ld ficilo. Dareen cid loogu hiillinayo.
(afcaal, m.dh/facaayil, m.l) Waxqabad.
m.l
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) U f.: tartan dareen xin lihi ku jiro ku kicid ama muujin.
f.mg1
Wadaag:
Dareen tartan xin lihi ku jiro oo cid ku dhaca ama muujiso.
ld ficiltamid.
m.l
Wadaag:
Findhicil ilko ka baxsasho.
f.g3
-ishay, -ilatay
Wadaag: