Qeexid

"Dareen tartan xin lihi ku jiro oo cid ku dhaca ama muujiso."

Qeexid Xigta

ld ficiltamid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ficiltan oo kali ah:
  • Laakiin bilowgii xulista xubnaha musharaxiinta UDUB waxa uu abuuray loollan xoog leh oo ay isku riixayaan xubnaha UDUB ee sharaxani, taas oo uu xataa ficiltanku hoos u gaadhayey mararka qaarkood xintan qabiil.
  • Badi dadka faaqiddaada mawduucan ka qayb-galay, waxay farta ku fiiqayaan in ficiltanka noocan oo kale ahi uu wiiqi karo hawlaha Qaranka.