Qeexid
"Dareen tartan xin lihi ku jiro oo cid ku dhaca ama muujiso."
Qeexid Xigta
ld ficiltamid.
"Dareen tartan xin lihi ku jiro oo cid ku dhaca ama muujiso."
ld ficiltamid.
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) U f.: tartan dareen xin lihi ku jiro ku kicid ama muujin.
f.mg1
Wadaag:
ld ficilo. Dareen cid loogu hiillinayo.
(afcaal, m.dh/facaayil, m.l) Waxqabad.
m.l
Wadaag:
Kabbaysi aayar-aayar ah oo caano loo wadaago.
Si tartiib ah oo caano loo dhamo.
ld fiiqtamid.
m.l
Wadaag: