Qeexid
"(-amay, -antay; -ami) U f.: tartan dareen xin lihi ku jiro ku kicid ama muujin."
"(-amay, -antay; -ami) U f.: tartan dareen xin lihi ku jiro ku kicid ama muujin."
Wadaag:
Dareen tartan xin lihi ku jiro oo cid ku dhaca ama muujiso.
ld ficiltamid.
m.l
Wadaag:
ld ficilo. Dareen cid loogu hiillinayo.
(afcaal, m.dh/facaayil, m.l) Waxqabad.
m.l
Wadaag:
Kabbaysi aayar-aayar ah caano u wadaagid.
Si tartiib ah caano u dhamid.
f.g1
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Laba qof xifaalootamid ama is xifaalayn. ld xifaal tan2.
f.mg1
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Laba qof ama ka badan cayaar ulo yaryar laysla dhacayo ku tartamid. ld ulootan2.
f.mg1
Wadaag: