Qeexid
"U f.: qof dhintay werdi u akhriyid."
[-deeyay, -deysay]
fidde eeyay
fidde eysay
f.g2"U f.: qof dhintay werdi u akhriyid."
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Ul yar, dhuuban oo lagu ciyaaro shacdurka.
m.l
Wadaag:
Fidno ku abuurid. ld fidmee.
f.g2
-neeyay, -naysay
Wadaag:
Jiiriddada buurid; hadba jiirid muujin.
f.mg2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Colaad iyo isnecbaan dad dhex taal, rabsho, qalaanqal.
Nin f. badan: fidnawale.
m.dh
Wadaag:
(dii.) Seko dadka laga bixiyo oo ay waajib ku tahay in uu bixiyo qof kasta oo muslin ah oo awooda dhammaadka bisha Ramadaan.
m.dh
Wadaag:
Cid iyadoo caloosha dhulka loo dhigayo garbadduub u xirid.
f.g2
-geeyay, -geysay
Wadaag:
Wax firo u yeelid.
Waraaq turub oo gembisan dhanka kale u rogid.
Kala f.: wax meeshu u jeedey ma ahee meel kale u jeedin.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag: