Qeexid
(-layaal, m.l/dh) Qof dadka isku dira oo colaad dhex dhiga.
(-layaal, m.l/dh) Qof dadka isku dira oo colaad dhex dhiga.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Colaad iyo isnecbaan dad dhex taal, rabsho, qalaanqal.
Qeexid Xigta: Nin f. badan: fidnawale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld fidnoole.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: noole jirro-dhaliye m.l (-yayaal, m.l/dh) (baay.) Jeermi sida baktiiriyada ku dul noolaada xoolo ama geed ama qof oo cudur u keena.
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) Wax kasta oo nool; noolayaashu way koraan, tarmaan iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) Qof dadka isku dira oo fidna ku dhex beera. ld fidmawade, fidmawale, fidnawade.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -naysay
Qeexid: Fidno ku abuurid. ld fidmee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld fidno.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg fidnee. ld fidmayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Wax meel ku baahid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld fidnawale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]