Qeexid
"(dii.) Seko dadka laga bixiyo oo ay waajib ku tahay in uu bixiyo qof kasta oo muslin ah oo awooda dhammaadka bisha Ramadaan."
"(dii.) Seko dadka laga bixiyo oo ay waajib ku tahay in uu bixiyo qof kasta oo muslin ah oo awooda dhammaadka bisha Ramadaan."
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Ul yar, dhuuban oo lagu ciyaaro shacdurka.
m.l
Wadaag:
Daymo, eegmo.
Feker.
F. gaar: wax si gaar ah in loo eego loo baahanyahay.
m.dh
Wadaag:
Colaad iyo isnecbaan dad dhex taal, rabsho, qalaanqal.
Nin f. badan: fidnawale.
m.dh
Wadaag:
Fidno ku abuurid. ld fidmee.
f.g2
-neeyay, -naysay
Wadaag:
U f.: qof dhintay werdi u akhriyid.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag: