Qeexid
"Wax la kala bixiyey ahaansho."
[-naa, -nayd]
fidsan aa
fidsan ayd
f.mg4"Wax la kala bixiyey ahaansho."
Wadaag:
(juqr.) Cimilada gobol cimileed weyn, sida, cimilada tundara, ama bed kale oo weyn sida qaarad, si looga sooco cimilo kooban.
m.dh
Wadaag:
Wax muuqaal qurxoon leh ahaansho.
f.mg4
-amaa, -amayd
Wadaag:
Wax la filqay ahaansho. ld firiqsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax wada jirey oo kala yaacay ahaansho. ld firdhisan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Weel wax la qadiidiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: