Qeexid

"eeg fidsan. ld fidsa-naansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fidsanaan oo kali ah:
  • Qofka aan Hadraawi aqoonta shaqsiga ah u lahayn ee ay markaas ugu horrayso muuqiisa, ayaa waxa uu la yaabaa oo isugu xidhmi waaya dacallo fidsanaanta ama ballaadhnida qarada maansadiisa iyo koobnaanta erey afeedkiisa xilliyadaas gole-ka-baanka.