Qeexid
"Wax kala baxsasho."
[-saday, -satay]
fids aday
fids atay
f.g3"Wax kala baxsasho."
Wadaag:
Waqti fiid ah maararroobid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Ul yar, dhuuban oo lagu ciyaaro shacdurka.
m.l
Wadaag:
(dii.) Seko dadka laga bixiyo oo ay waajib ku tahay in uu bixiyo qof kasta oo muslin ah oo awooda dhammaadka bisha Ramadaan.
m.dh
Wadaag:
Colaad iyo isnecbaan dad dhex taal, rabsho, qalaanqal.
Nin f. badan: fidnawale.
m.dh
Wadaag:
Si tartiib ah hoore u cabbid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
U f.: qof dhintay werdi u akhriyid.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag: