Qeexid
"Cid iyadoo caloosha dhulka loo dhigayo garbadduub u xirid."
[-geeyay, -geysay]
fige eeyay
fige eysay
f.g2"Cid iyadoo caloosha dhulka loo dhigayo garbadduub u xirid."
Wadaag:
(-gyo, m.dh) (jool.) Meesha fiigan ee buurta, ee ka dul taagan dhulka ku wareegsan ama buurta inteeda kale.
m.dh
Wadaag:
Kor u taaggidda wadaan biyeysan si xoog iyo xeelad leh kor loogu taago.
m.l
Wadaag:
Wax firo u yeelid.
Waraaq turub oo gembisan dhanka kale u rogid.
Kala f.: wax meeshu u jeedey ma ahee meel kale u jeedin.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Cid ama wax meel durugsan geyn.
Cid shisheeyenimo ula dhaqmid.
f.g2
-geeyay, -geysay
Wadaag:
Ciidan si habaysan meel ugu safid.
f.g2
-geeyay, -gaysay
Wadaag:
Qof gamcihiisa iyo lugihiisa dib isugu xirid.
f.g2
-geeyay, -geysay
Wadaag:
U f.: qof dhintay werdi u akhriyid.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Fidno ku abuurid. ld fidmee.
f.g2
-neeyay, -naysay
Wadaag:
Aqal miyi la dhisaayo dhigo u yeelid.
Rati la raraayo dhigo ka taagid.
f.g2
-geeyay, -gaysay
Wadaag:
(fg.) Wax habaas u yeelid.
(fmg.) Cid habaas kicin.
f.g
-geeyay, -geysay
Wadaag: