Qeexid

"Wax wanaagsan ahaansho."

Qeexid Xigta

Ku f.: wax si gaar ah wax ugu wanaagsan ahaansho.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fiican oo kali ah:
  • Ilka jiir uu yahay nin aqoon fiican u leh hab dhaqanka hay’adaha iyo siyaasada Caalamka.
  • Wixii arrintaasi la xidhiidhana waxaan inta kartidayda u fiican ugu shaqeyn doonaa sidii aan u dhisi lahayn xukuumad si dhab ah u masisha dhamaanba dadweynaha reer Somaliland.