Qeexid
"Wax wanaagsan noqosho."
[-naaday, -naatay]
fiicnow aaday
fiicnow aatay
f.mg3"Wax wanaagsan noqosho."
Wadaag:
Wax wanaagsan ahaansho.
Ku f.: wax si gaar ah wax ugu wanaagsan ahaansho.
f.mg4
-cnaa, -cnayd
Wadaag:
Ku f.: wax, wax kale baahi tiri kara noqosho.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Jaad ka mid ah shimbiraha oo leh qaylo dheer oo meel fog laga maqlo, dadkuna rumaysanyahay inay ka digto colaad ama roob badan; galaw, dhebed.
Geed, buur iwm. meeshooda ugu sarreysa.
Kuul yaryar oo haweenku xirto.
m.dh
Wadaag: