Qeexid

"(-dad, m.l) Amminta u dhexeysa maqribka illaa cishaha.i"

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fiid oo kali ah:
  • Bandowga ayaa bilaabanaya fiidnimada caawa, wuxuuna socon doonaa ilaa waaberiga, iyadoo aan loo qaban waqti mucayin ah bandowga, balse la sheegay inuu socon doono inta laga sugayo amaanka degmada.
  • Laba nin oo dabley hubeysan ah, oo aan heybtooda la garan, ayaa fiidkii Arabacada toogtay oo dilay C/qadir Yusuf Kaariye (Owliyo), oo ahaa samafale quudin jiray dadka ku barakacsan aagga Lafoole ee duleedka Muqdisho.