Qeexid
Xilliga u dhexeya maqribka illaa cishaha.
Xilliga u dhexeya maqribka illaa cishaha.
magac / noun
Lab / masculine
Qeexid: dambe s. 1. Ka d.: dabadeed, kaddib. Tus. “Fasaxa ka dambe ayaan is arkaynaa”. 2. Gadaal xiga; dambeeya. ld damme.
Qeexid: dambe.
m.dh.u
Qeexid: Buur, laan iwm meesha ugu sarreysa.
Qeexid Xigta: Ubax.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-dad, m.l) Amminta u dhexeysa maqribka illaa cishaha.i
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Ka d.: wax, wax kale gadaashooda socosho ama taagnaan.
Qeexid Xigta: Ka d.: cid xushmadeyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-ddo/-dyo, m.dh) (xis.)Ururka xubnaha dambe ee lammaaneyaal horsan ee xiriir. Guud ahaan waa ururka leh tirsaneyaal ee la dhigo dhidibka taagan (dhidibtay) ee garaaf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Geed ubax daadin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld fiid-dhacsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Habeenka oo laba meelood loo dhigo qaybtiisa dambe.
Qeexid Xigta: Maalinta oo laba meelood loo dhigay qaybteeda dambe. ld gelin-dambeed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld fiid-dhacsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: dambeeto fk. Dabadeed, kaddib.
m.l
Qeexid: (riw.) Sawirro lagu bilo goob masraxeedda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld dembaabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dan. ld demid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Geed ubax bixin.
Qeexid Xigta: U f.: xoolo, fiid daajin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dembi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg fiid-dhacso. ld fiid dhacsad, fiid-dhacsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Weerar dad lagu qaaday waqti fiid ah.
Qeexid Xigta: ld fiid-gooyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg fiidmaal2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Waqti fiid ah dad weerar ku qaadid.
Qeexid Xigta: Fiid-horaad wax qabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]