Qeexid
"Fiidka hore arrin qabsasho."
[-stay, -satay]
fiidcarrays tay
fiidcarrays atay
f.mg3"Fiidka hore arrin qabsasho."
Wadaag:
eeg fiidcarrayso. ld fiidcarraysad, fiidcarraysi.
m.f.dh
Wadaag:
Timaha darro marsasho. ld tarrayso.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Meel dhibaato leh meel ka fiican ka doorsasho.
Jirro ka bogsasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Waqti fiid ah maararroobid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(-dad, m.l) Amminta u dhexeysa maqribka illaa cishaha.i
m.l
Wadaag:
Geed ubax bixin.
U f.: xoolo, fiid daajin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag: