Qeexid
"Waqti fiid ah maararroobid."
[-saday, -satay]
fiids aday
fiids atay
f.mg3"Waqti fiid ah maararroobid."
Wadaag:
(-dad, m.l) Amminta u dhexeysa maqribka illaa cishaha.i
m.l
Wadaag:
Geed ubax bixin.
U f.: xoolo, fiid daajin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax meel ka dayasho.
U f.: wax si fiican uga fekerid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Fiidka hore arrin qabsasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Jaad ka mid ah shimbiraha oo leh qaylo dheer oo meel fog laga maqlo, dadkuna rumaysanyahay inay ka digto colaad ama roob badan; galaw, dhebed.
Geed, buur iwm. meeshooda ugu sarreysa.
Kuul yaryar oo haweenku xirto.
m.dh
Wadaag:
Haad naasleyda ka mid ah, cayayaanka ku nool leh, baalal xuub adag oo ay wax ku dareento oo habeenkii duusha; kibilli.
m.dh
Wadaag: