Qeexid

"ld fiigid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fiig oo kali ah:
  • Dadweynaha ay isu garabsadeen; sicir-bararka iyo shaqo la’aantu, ma awoodi karo Iskuul fiiga laga rabo.
  • Waxaa lagu kala soocayaa gabdhahaas in ay ahaadaan gabdho aan awoodin in ay iska bixiyaan fiiga iskuulka, faqri ah, sabool ah, agoon ah, rajo ah IWM.