Qeexid
"Neef qalo la cararid."
Qeexid Xigta
Irdhoobid.
"Neef qalo la cararid."
Irdhoobid.
Wadaag:
(-gyo, m.dh) (jool.) Meesha fiigan ee buurta, ee ka dul taagan dhulka ku wareegsan ama buurta inteeda kale.
m.dh
Wadaag:
Wax nidaamsanaa kala daadin.
Wax iska filqid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Ku f.: wax indho ku baniixin.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Jaad ka mid ah shimbiraha oo leh qaylo dheer oo meel fog laga maqlo, dadkuna rumaysanyahay inay ka digto colaad ama roob badan; galaw, dhebed.
Geed, buur iwm. meeshooda ugu sarreysa.
Kuul yaryar oo haweenku xirto.
m.dh
Wadaag:
F. ah: neef tood ama fiige ah oo ay adagtahay in la maalo.
F. ah: neef didsan oo aan la qaban karin. ld fiigaal.
m.l.kh
Wadaag:
(-dad, m.l) Amminta u dhexeysa maqribka illaa cishaha.i
m.l
Wadaag:
Geed ubax bixin.
U f.: xoolo, fiid daajin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Daliigo bir ama naxaas ama macdan kale ka samaysan oo korontada la raacsiyo.
(muus.) Xargaha shareerada.
m.dh
Wadaag: