Qeexid
"Sabuul qob ka qaadid."
Qeexid Xigta
Wax kala shaandhayn.
[-dheeyay, -dhaysay]
fiindhe heeyay
fiindhe haysay
f.g2"Sabuul qob ka qaadid."
Wax kala shaandhayn.
Wadaag:
Ciyaar turub, haad la degey fas yar saarid.
f.g2
-dheeyay, -dheysay
Wadaag:
Jaad ka mid ah shimbiraha oo leh qaylo dheer oo meel fog laga maqlo, dadkuna rumaysanyahay inay ka digto colaad ama roob badan; galaw, dhebed.
Geed, buur iwm. meeshooda ugu sarreysa.
Kuul yaryar oo haweenku xirto.
m.dh
Wadaag:
Wax garasho wanaagasan ahaansho (qof).
f.mg4
-raa, -rayd
Wadaag:
Qandho kicin. ld qandhi.
f.g2
-dheeyay, -dheysay
Wadaag:
Neef irmaan candho keenid.
Neef sid dhaweeyey gor yeelasho.
f.mg2
-dheeyay, -dhaysay
Wadaag: