Qeexid

"Caarad, af."

Qeexid Kale

Qashin. 4. Meesha u sarreysa wax dheer.

Qeexid Xigta

Qalista indhaha.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fiiq oo kali ah:
  • Wuxuu xusay in rag Siyaasiyiin ah ay ku hanjabeen in dagaal dhacayo iyo in ay Ciidan saarayaan, waxaanu farta ku fiiqay Burco iyo deegaamo bari ka xiga.
  • Howlgal lagula dagaalamayo baabuurta muraayadaha bacaha madow ku dhajiya ayaa ka bilaamay Garoowe kuwaas oo fiiqayey gadiidka qaarkiisa.