Qeexid

"Kabbaysi aayar-aayar ah oo caano loo wadaago."

Qeexid Kale

ld fiiqtamid.

Qeexid Xigta

Si tartiib ah oo caano loo dhamo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag: