Qeexid
"Nacayb loo muujiyo nafley meel ku cusub."
"Nacayb loo muujiyo nafley meel ku cusub."
Wadaag:
Taxanaha abtirsiimada ee laga soo askumay.
Cagaarka ugu horreeya ee geedaha ka soo baxa. ld firfir1.
m.l
Wadaag:
Daymo, eegmo.
Feker.
F. gaar: wax si gaar ah in loo eego loo baahanyahay.
m.dh
Wadaag:
Nafley meel ku cusub nacayb u muujin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(f.g) Wax eegid.
(f.g) Wax ka fekerid.
(f.mg) Isu f.: waxyaabo isbarbardhigid. 4. (f.mg) Ka f.: wax, wax kale ka ilaalin. 5. (f.mg) Ka f.: cid wax ka sixid. 6. (f.mg) Ku f.: wax, wax kale ku tijaabin. 7. (f.mg) U f.: cid wax u raadin.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Cadad ama dhibco yaryar oo ka soo faniinay wax is haystay ama qarxay.
ld firdhid.
m.l
Wadaag:
(baay.) Noole yaryar oo aan lagu arki karin mikariskoobka caadiga ah oo keena cudurro halis u ah xoolaha, dadka iyo geedaha.
m.l
Wadaag:
Wax meel ka dayasho.
U f.: wax si fiican uga fekerid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Burcad yaryar oo caanaha marka la lulo kor sabbeeya.
F. ah: caano la lulay oo firfir yeeshay.
Dhidid f. ah: dhidid kala googo'an oo oogada nafleyda ka yimaad. 4. ld fir1.
m.l
Wadaag:
(-rro/fuqaraa, m.dh) Qof dan yar ah oo aan hanti lahayn; cayr, sabool.
m.l
Wadaag:
Jaad ka mid ah shimbiraha oo leh qaylo dheer oo meel fog laga maqlo, dadkuna rumaysanyahay inay ka digto colaad ama roob badan; galaw, dhebed.
Geed, buur iwm. meeshooda ugu sarreysa.
Kuul yaryar oo haweenku xirto.
m.dh
Wadaag:
(-rro, m.dh) Cad yar oo ka dillaacay dhagax, qori, bir iwm.
m.l
Wadaag: