Qeexid

"ld fiirsasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fiirsad oo kali ah:
  • Laakiin haddii aan dib yara eego xiligaa oo aan waliba ka fiirsado, waxa jiray wax yar oo aanu iska dhayalsanay, taasina waxay noqonaysaa qalad wayn oo aanu galay.
  • Sidaas darteed; in xumaanta sii faafeysa la fiirsado, xal suubban iyo madax xalaal ahna la fisho, sow xikmaddaro iyo xisaabtan la’aan laguma tilmaami karo?