Qeexid

"Ubax aan weli dillacin o isku duuban."

Qeexid Kale

Dhaawac biskoon waayey. 4. Cudur idaha irmaan naasaha ka gala.

Qeexid Xigta

Caws cosob ah oo aan la daaqin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine