Qeexid
"Caano firfir ka keenid."
Qeexid Kale
Geed fuf yeelasho.
Qeexid Xigta
Wax ka dhididin.
[-iyay, -isay]
fiix yay
fiix say
f.g2"Caano firfir ka keenid."
Geed fuf yeelasho.
Wax ka dhididin.
Wadaag:
Caano firfir yeelasho.
Wax sida dhidid, biyo iwm meel ka soo kor bixid.
Geed fufid.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
Firfir subag ah oo marka caanaha la lulo dul sabbeeya.
Fuf.
Dufan yar oo ka dhashiima laf qorrax taal. 4. ld fiixid.
m.l
Wadaag:
Jaad ka mid ah shimbiraha oo leh qaylo dheer oo meel fog laga maqlo, dadkuna rumaysanyahay inay ka digto colaad ama roob badan; galaw, dhebed.
Geed, buur iwm. meeshooda ugu sarreysa.
Kuul yaryar oo haweenku xirto.
m.dh
Wadaag:
Nafley meel ku cusub nacayb u muujin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax dub ka qaadasho.
Wax caarad dhuuban u yeelasho.
Meel qashin ka xaarasho.
f.g3
-qday, -qatay
Wadaag:
Geed ubax bixin.
U f.: xoolo, fiid daajin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(f.g) Wax eegid.
(f.g) Wax ka fekerid.
(f.mg) Isu f.: waxyaabo isbarbardhigid. 4. (f.mg) Ka f.: wax, wax kale ka ilaalin. 5. (f.mg) Ka f.: cid wax ka sixid. 6. (f.mg) Ku f.: wax, wax kale ku tijaabin. 7. (f.mg) U f.: cid wax u raadin.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Daliigo bir ama naxaas ama macdan kale ka samaysan oo korontada la raacsiyo.
(muus.) Xargaha shareerada.
m.dh
Wadaag: