Qeexid

"ld feker1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fikir oo kali ah:
  • Dhinaca kale Gudomiyaha Barlamanka ayaa sheegey in khilaafka u dhexeya Cabdulahi iyo Gedi yahay mid fikirka ah isla markana ka codsadey xildhibaanada in aysan la kala safan.
  • Fulayada fikirku dal walba oo muslin ah waa ay ka buuxaan, xaggeennana waaba buuxdhaaf.