Qeexid

"Wadarta sano ee noole jiro."

Qeexid Kale

La f.: isku da'ah; isku gu'yaal jira.

Qeexid Xigta

Da', cimri.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fil oo kali ah:
  • Sidoo kale Idaacaddan ayaa la sheegayaa in ay ku hadli doonto afka Dowladda KMG ee Soomaaliya oo la filayo inay siiso taageero xooggan oo xagga warbaahinta ah.
  • Waxaa filayaa in Axmed Saleebaan Bidde uu yahay mid ka mid abwaanadii ugu qaalisan ee soo mara fanka marka laga hadlayo geyiga ay ku nool yihiin dadka Afka Somaaliga ku hadla, haddiiba aanu ahayn kan ugu horeeya.