Qeexid
"Saami cid lagu lahaa bixin."
[-xay, -xday]
filbax2 ay
filbax2 day
f.g1"Saami cid lagu lahaa bixin."
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Nolol magaalo aqoon iyo waayo-aragnimo u yeelasho.
f.mg1
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Waajib qof saarraa si fiican u gudasho.
f.mg1
Wadaag:
Wax waasac noqosho. ld fataax2.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
Jeelgooyn; xiisadhicid.
Xoolo dha-naan ku filan helid.
f.mg1
Wadaag:
Wadarta sano ee noole jiro.
Da', cimri.
La f.: isku da'ah; isku gu'yaal jira.
m.l
Wadaag:
Dhidid, nabro iwm si lama filaan ah hal mar ay soo wada bixid.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
F./u f.: wax malayn.
Wax rajayn.
f.mg1
-ilay, -ishay
Wadaag: